Madaxweyne Farmaajo oo ka shaqeeyay in la joojiyo darbiga Kenya ka dhiseyso Balad Xaawo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadashay dowlada Kenya in la joojiyo dhismaha darbiga ay ka dhiseyso xadka labada dal wadaagaan gaar ahaan dhinaca Degmada Balad Xaawo . Kenya ayaa bilowday in ay bur buriso guryo dad shacab ah dagnaayeen oo kuyaala degmada Balad Xaawo si ay halkaasi uga dhisto darbi dheer , waxaana arintaasi ka … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka shaqeeyay in la joojiyo darbiga Kenya ka dhiseyso Balad Xaawo